DHAGEYSO:Xisbiga UDA laantiisa Mombasa oo yeeshay shirkii ugu horreeyay tan iyo doorashadii guud

0
196

Xisbiga wadanka hoggaamiyo ee UDA qaybtiisa ismaamulka Mombasa ayaa yeeshay kulankiisi ugu horreeyay tani iyo doorashadii guud ee dalka ka dhacday bishii Siddeedaad ee sanadkii hore.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.