Meru: 4 bilyan oo sanad kasta lagu isticmaalo khamriga

0
178

Warbixin la soo saaray ayaa lagu ogaaday in dadweynaha ku nool ismaamulka Meru ay sanadkiiba lacag dhan 4 bilyan oo shilin uga baxdo isticmaalka khamriga.
Daneeyayaasha kala duwan ayaa hadda Meru ka billaabay olole wacyigelin ah oo dhibaatadan wax looga qabanaya.
Waxaa la bartilmaameedsanaya goobaha lagu caweeyo iyadoo ilaa iyo hadda la xiray 135 xarumood oo baarar ah.