Ganacsatada soo saaro agabka kala duwan ee magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu ayaa dowladda dhexe ugu baaqay inaynan canshuur kordhin sameyn.
Waxay maamulka madaxweyne William Ruto kula taliyeen inuu aad uga fikiro culeysyada nololeed ee haysta kenyaanka si gaar ah ganacsatada yaryar ka hor inta aan qorshaha maaliyadeed lagu dhaqaaqin.