Cabdirisaaq Ibraahim oo ah maamulaha shirkadda basaska ee Dayax laanteeda Wajeer oo u warramay warbaahinta Star ayaa sheegay in go’aankii dhawaan lagu joojiyay isku socodka u dhexeya caasimadda dalka ee Nairobi iyo ismaamullada kale uu saameyn ku yeeshay .
Waxaa uu xusay in uu culeys la soo darsay dad badan oo uu qutul maalmeedkooda ka soo geli jiray howlaha gaadiidka