Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Masjidkii ugu horreeyay ee laga dhisay Wajeer oo dayactir u baahan

DHAGEYSO:Masjidkii ugu horreeyay ee laga dhisay Wajeer oo dayactir u baahan

Culumada ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in masjidkii ugu horreeyay ee laga dhiso magaaladaas uu u baahanyahay dib u habeyn.
Waxaa ay codsadeen caawimaad maadaama masjidkaas oo cariiri noqday islamarkaana dadka uu cibaado imaanaya ay aad u badan yihiin.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warbixintaan inoo haya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments