Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xariyiraadihii uu shalay 5 ismamaul ku soo rogay madaxweyne dalka Mr. Uhuru Kenyatta.
Mr. Oguna oo warbahainta la hadlay maanta ayaa ka warbixiyay sida la doonayo in loo fuliyo amarrada madaxweynaha .
Waxaa uu sheegay in 5-ta ismaamul ee kala ahaa Nairobi, Kajiado, Machakos, Kiambu iyo Nakuru oo uu shalay madaxweynaha dalka ku soo rogay xayiraad ka dhan ah inaan la soo geli karin lagana bixi karin ay shacabka dowald deegaannadani haystaan ilaa berrito 8-da fiidnimo inay ku safraan.
Waxaa uu sido kale faahfaahin ka bixiyay bayaankii ka soo baxay maamulka duulimaadyada dalka ee KCAA kaas oo ahaa in dadka diyaaradaha ku safraya dalka gudihiisa ay haystaan ilaa maalinta Isniinta ee toddobaadkan ee 12-ka Duhurnimo taarikhduna tahay 29-ka bishaan.
Mar uu arrimahan ka hadlayay ayuu yiri