Kalonzo Musyoka: Xaaladda taagan aynan horay Kenya u soo marin

0
234

Guddoomiyaha guddiga miisaaniyadda ee baarlamaanka ahna xildhibaanka deegaanka Kiharu Ndindi Nyoro ayaa sheegay in laga gudbi doono dib u dhaca ku yimid bixinta mushaarka shaqaalaha dowladda.

Madaxa xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa dhankiisa xusay in xaaladda taagan aynan horay dalka u soo marin.