DHAGEYSO:Haweeney raaligelin ka bixisay arrin ay ka sheegtay gabdhaha Wajeer oo la qoonsaday

0
254

Faadumo Yuusuf oo loo yaqaano Salaado oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada ee ismaamulka Wajeer ayaa raaligelin ka bixisay hadal ay maalmo ka hor jeedisay oo si wayn looga falceliyay.