Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka dalka Kimani Ichungw’ah ayaa gaashaanka u daruuray eedeyn uu Jimcihii jeediyay madaxa mucaaradka Raila Odinga oo ahayd in la isku dayey in la dilo.
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ayaa booliiska ku eedeyay inay khamiistii baabuurkiisa toddobo mar ay toogasho ku bartilmaameedsadeen.
Hasa ahaate Kimani Ichungw’ah ayaa xusay inay jiraan waxyaabo waawayn oo dowladda talada haysa u yaalla sidaas awgeedna aynan jirin cid doonaysa inay waxyeelleyso Raila Odinga.
ANARCHY is NOT a tenet of democracy, it will take you to the ICC pic.twitter.com/gj8ofxFapP
— Kimani Ichung’wah (@KIMANIICHUNGWAH) April 1, 2023
The IRONY of maandamano. Odinga is FOOLING poor youth onto the STREETS while his business is fully operational. OPEN your eyes and smell the coffee. You are being USED and ABUSED pic.twitter.com/CXlBJ7UJ2s
— Kimani Ichung’wah (@KIMANIICHUNGWAH) April 1, 2023
We don't owe you as Mt. Kenya people, Uhuru owes you. The targeting of businesses is not only backward but archaic pic.twitter.com/kiWek0Om0v
— Kimani Ichung’wah (@KIMANIICHUNGWAH) April 1, 2023