DHAGEYSO:Aadan Barre Ducaale oo baaq u diray Raila Odinga

0
219

Wasiirka wasaaradda difaaca ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa ugu baaqay madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga in dibadbaxyadiisa uusan ku qabanin xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.