Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dowladda Peru oo u yeeratay safiirkeedi Colombia

Dowladda Peru oo u yeeratay safiirkeedi Colombia

Dowladda dalka Peru ayaa dib ugu yeertay safiirkii ku matalayey wadanka dariska la ah ee Colombia.
Tani ayaa timid ka dib markii Peru ay xukuumadda dalkaasi ku eedeysay inay fududeysatay iskuday la sheegay in madaxweynihii hore ee Peru Pedro Castillo uu ku doonayay inuu hoggaanka kula wareego taasoo keentay in la xiro.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Peru ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay go’aanka qaadatay ka dib faragelin soo noqnoqotay oo uga timid dhanka madaxweynaha Colombia Gustavo Petro.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments