Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Amniga Nairobi iyo Kisumu oo la adkeeyay

Amniga Nairobi iyo Kisumu oo la adkeeyay

Waxaa si wayn loo adkeeyay amniga bartamaha caasimadda dalka ee Nairobi iyo sidoo kale ismaamulka Kisumu oo ay horay u saameeyeen dibadbaxyada isbeheysiga mucaaradka ee Azimio.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo madaxa mucaaradka Raila Odinga uu shalay sheegey inay maanta ka dhabeyn doonaan qorshahoodii ahaa inay dibadbax dhigaan.
Waxaa xiisad la xiriirta mudaaharaadyada laga soo sheegaya Kisumu in kastoo aynan weli si toos ah u billaaban.
Ismaamulka Migori waxaa uu hakad ku yimid isku socodka gaadiidka ka dib markii ay dibadbaxayaal xireen waddooyinka iyadoo xarumaha ganacsi inta badan albaabada loo laabay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments