Wakiilka laga soo doortay deegaanka hoose ee Township ee magaalada Garissa Xussen Maxamad Dhaqane ayaa ka hadlay dumin la sheegay in ismaamulka Garissa uu ku sameyn rabo suuq Mugdi taas oo ay ganacsatada suuqa maalin ka hor ay ka hadleen.
Wakiilka oo soo kormeeray suuqa ayaa ganacsatada u sheegay in dowladda ismaamulka Garissa aynan ka wada hadlin sida laga yeelaya suuqa balse inay arrintan tahay mid laga tashan doono bisha Ramadaan ka dib
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Garissa:Wakiilka deegaanka hoose ee Township oo sheegay in aan la duminayn suuq...