DHAGEYSO:Madaxda Samburu oo dowladda u qabtay 3 cisho oo ay ku xallinaysa amni darrada

0
314

Hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ismaamulka Samburu ayaa dowladda dhexe u qabtay muddo saddex cishe ah oo ay ku xallinaysa amni darrada halkaasi ku soo noqnoqotay.
Mudanaha galbeedka Samburu Naisula Lesuuda iyo dhigeeda waqooyiga ismaamulkaasi Alois Musa Lentoimaga ayaa wacad ku maray inay mudaaharaadyo sameyn doonaan haddii aan dalabaadkooda la tixgelin.