Dibadbaxyo maalinkii 10-aad ka socdo Faransiiska

0
260

Waxaa lagu soo warramaya in maalinkii 10-aad ay dibadbaxyo ka socdaan dalka Faransiiska.
Mudaaharaadyada ayaa looga soo horjeeda isbeddel sharci oo muran dhaliyey.
Shacabka ayaa muujinaya sida ay uga xun yihiin in da’da ay shaqaalaha wadankaasi howlgabka ku noqdaan oo horay ahayd 62 sano looga dhigay 64 sano.
Waxay ku doodayaan in isbeddelkan uu yahay mid xita baarlamaanka ay ku meel mariyeen qaab awood loo adeegsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here