Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo ismaamul kasta ka hirgelinaysa ugu yaraan 2 xarumood oo intarneet...

Dowladda oo ismaamul kasta ka hirgelinaysa ugu yaraan 2 xarumood oo intarneet leh

Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo dhaqaalaha dhijitaalka ah Eliud Owalo ayaa sheegay in dowladda dhexe ay ka go’an tahay in ismaamul kasta ay ka hirgeliso ugu yaraan labo goobood oo laga heli karo adeegga intarneetka ee Wi-Fi.
Waxaa uu wasiirka dhanka kale madaxda dowlad deegaannada ku boorriyey inay la jaanqaadaan dadaallada wadanka looga dhigaya halbowlaha dhijitaalka.
Owalo ayaa isagoo ku sugan magaalada Mombasa sheegay in guud ahaan wadanka laga sameyn doono ugu yaraan 1400 oo ah xarumaha laga helaya adeegyada casriga ah.
Dowladda ayaa wado dadaallo lagu casriyeynaya machadyada farsamada gacanta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments