Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xoghayeyaasha arrimaha gudaha oo shaqooyinka loo qaybiyey

Xoghayeyaasha arrimaha gudaha oo shaqooyinka loo qaybiyey

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa shaqooyinka ay qabanayaan u kala qaybiyey saddex xoghayeyaal sare oo qaabilsan dhinaca maamulka.
Tani ayuu sheegay in looga gol-leeyahay wanaajinta adeegyada loo fidiyo shacabka.
Barasaabkii hore ee ismaamulka Narok Samuel ole Tunai ayaa ah xoghayaha maamulka sare ee waaxda amniga gudaha iyo maamulka qaran.
Millicent Omanga oo ahayd senatar si magacaabid ah ugu biirtay aqalka sare ayaa loo xil saaray waaxda socdaalka iyo adeegyada rayidka sida diiwaangelinta iyo arrimaha qaxootiga.
Ambasadoor Maxamuud Cali Saalax ayaa isna loo xil saaray waaxda asluubta iyo isbeddellada lagu sameeynaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments