Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Koox aan la aqoonsan oo ku duulay dhul beereed ay leeyihii qoyska...

Koox aan la aqoonsan oo ku duulay dhul beereed ay leeyihii qoyska Kenyatta

Kooxo aan wali la aqoonsan ayaa duhurnimadii maanta gudaha u galay dhul bareed ay leeyihiin qoyska madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Jomo Kenyatta.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in shakhsiyaadka ku duulay dhul beereeedkaasi ay jebiyeen xayndaabka goobtaasi la gala.
Dhul beereedkan ayaa ku yaalla aagga Kamakis ee waddada wayn ee Eastern bypass ee ismaamulka Nairobi.
Waxaa ilaa iyo hadda caddeyn ujeedka ay kooxdan ugu duuleen beerta qoyska madaxweynihii hore ee dalka Uhuru Kenyatta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments