Doorasho ka billaabatay Cuba

0
273

Waxaa furmay goobaha codbixinta ee Cuba iyadoo shacabka ay u codeynayaan mudanayaasha baarlamaanka.
In ka badan 8 milyan oo qof ayaa isku diiwaangeliyay ka qayb qaadashada doorashada.
Waxaa tartamaya 470 musharraxiin ah.