Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Dubat Cali camey oo shacabka waqooyi bari ugu baaqay inay abuur sameeyaan

DHAGEYSO:Dubat Cali camey oo shacabka waqooyi bari ugu baaqay inay abuur sameeyaan

Guddoomiyaha golaha suuq-geynta xoolaha nool ee dalka sidoo kalena ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa shacabka ku nool gobolka waqooyi bari kula taliyey inay ka faa’iidaystaan roobabka da’ay oo ay dalag ku beeraan dhul-beereedka baaxadda leh.
Sidoo kale waxaa uu bulshada ka codsaday inay nabad galyada ku dadaasho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments