Dadka danyarta ah ee ku nool xeryaha qaxootiga Dadaab oo aan haysan afur iyo waxay ku suxuurtaan labaduba ayaa bulshada ka codsaday inay caawiso.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Wixii caawimaad ah waxaa dadka aad cabashadooda dhageysateen loogu hagaajin karaa Sheekh Muxumad Cabdiqaadir oo lagala xiriiri karo 0710213015