Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 11 qof oo ku dhintay dhulgariirka Pakistan iyo Afghanistan

In ka badan 11 qof oo ku dhintay dhulgariirka Pakistan iyo Afghanistan

Ugu yaraan 11 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen waddamada Afghanistan iyo Pakistan oo uu dhul gariir saameeyay.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in boqolaal qof oo kale ay dhaawacmeen.
Dhulgariirka saameeyay Afghanistan ayaa cabbirkiisa lagu sheegay 6.5 halka dowladda Pakistan ay ku sheegtay 6.8.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments