Sakaja oo sheegay in Nairobi aynan dibadbax xamili karin Isniin kasta

0
306

Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa sheegay inaynan suurtagal ahayn in Isniin kasta dibadbax laga sameeyo gudaha magaala madaxda wadanka.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in mudaaharaadka uu shacabka Nairobi ku yahay culeys aynan xamili karin.
Sakaja ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ugu baaqay inay ka tanaasulaan qorshahooda ah in Isniin waliba la sameeyo dibadbax sida uu shalay shaaciyay hoggaamiyaha isbeheysiga Azimio Raila Odinga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here