DHAGEYSO:Xaflad lagu abaal mariyay arday xifdiyay quraanka oo ka dhacday Mombasa

0
245

Waxaa magaalada Mombasa lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday xifdiyay quraanka kariimka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.