Labo booliis oo ku dhaawacmay dibadbaxa ay wadaan taageerayaasha Raila ee Kisumu

0
508

Waxaa magaalada Kisumu ee gobolka Nyanza ka socda dibadbaxyo xooggan, iyadoo lagu soo warramaya in laba askari ay dhaawacmeen halka ay jiraan dad shacab ah oo ay waxyeello soo gaartay.
Gawaarida gurmadka degdeg ah ee loo yaqaano Ambalaasta ayaa lagu arkayay baratamaha Kisumu iyadoo la aaminsan yahay inay u gurmanayeen dibadbaxyada dhaawacamy.
Booliiska ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay qaar ka mid ah mudaaharaadayaasha.