In ka badan 19 qof oo ku dhintay shil ka dhacay Bangladesh

0
190

Ugu yaraan 19 ruux ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen halka 25 kalena ay dhaawacmeen ka dib markii uu bas shil ku galay wadanka Bangladesh.
Baska ayaa siday in ka badan 40 qof oo rakaab ah.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in ugu yaraan 12 ka mid ah dadka dhaawacmay ay liidato xaaladooda caafimaad.