Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo kenyaanka ugu baaqay inay berri isugu tagaan bartamaha magaalada...

DHAGEYSO:Raila Odinga oo kenyaanka ugu baaqay inay berri isugu tagaan bartamaha magaalada Nairobi ee CBD

Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in dibadbaxa berri ee caasimadda dalka ee Nairobi uu ka billaaban doona bartamaha magaalada ee CBD.
Qoraalka ODM ee la soo dhigay bartooda rasmiga ee Twitter-ka waxaa ku xusan in madaxa mucaaradka Raila Odinga oo kenyaanka ugu baaqay inay berri isugu tagaan bartamaha magaalada Nairobi si loo guda galo socdaalka ku wajahan xarunta madaxtooyada.
Raila ayaa sheegay in aan marnaba la hor istaagi karin rabitaanka shacabka.

Shalay ayay ahayd markii ra’iisul wasaarihii hore ee wadanka uu sheegay in kaliya dhowr ergo oo ka socda garabka siyaasadeed ee mucaaradka loo diri doono xarunta madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State House ee magaalada Nairobi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments