Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Mas’uuliyiinta Falastiin iyo Israa’iil oo ku wada hadlaya Masar

Mas’uuliyiinta Falastiin iyo Israa’iil oo ku wada hadlaya Masar

Waxaa lagu soo warramayaa in saraakiil matalaya Israa’iil iyo Falastiin ay ku kulmayaan dalka Masar si ay halkaasi ugu wada hadlaan.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo xisbiyada siyaasadeed ee Falastiin ay arrintan dhaliileen oo ayna ku baaqeen in mas’uuliyiinta dalkaasi ay qaadacaan kulanka.
Shirka oo la qorsheeyay inuu hal maalin socdo ayaa waxaa ka qayb galaya mas’uuliyiinta dalalka Masar, Maraykanka iyo Jordan wuxuuna shirka maanta ka furmay magaala xeebeedda Sharm el-Sheikh ee wadanka Masar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments