Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kenyaanka oo ku kala aragti duwan dibadbaxyada Azimio

DHAGEYSO:Kenyaanka oo ku kala aragti duwan dibadbaxyada Azimio

Shacabka dalka ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qorshaha garabka mucaaradka ee ku aaddan inay berri sameyn doonaan dibadbaxyo waawayn oo ay ku cadaadinayaan dowladda dhexe.
Madaxa isbeheysiga Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga ayaa sheegay inay doonayaan in dowladda ay hoos u dhigto qiimaha sarreeya ee maciishadda .
Hasa ahaate qaar ka mid ah dadweynaha ayaa qabo in mudaharaadka mucaaradka aan xilligan loo baahnayn marka la eego xaaladaha adag ee uu dalku wajahaya halka kuwo kalena ay aaminsan yihiin in Raila iyo xulafadiisa ay wadaan dadaal siyaasadeed oo xal loogu raadinaya caqabadaha taagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments