Wararka Kenya DHAGEYSO:Urur ka dhisan Mombasa oo soo jeediyay in maalin loo asteeyo in aan gaadiid la adeegsan By star - March 19, 2023 0 202 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mid ka mid ah ururrada ismaamulka Mombasa ayaa barasaabka dowlad deegaankaasi ka dalbaday inuu maalin gaar ah u asteeyo in dadka ay lugeeyaan oo aan wax gaadiid ah lagu dhex isticmaalin Mombasa. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/03/Bootaan-Mombasa-5.mp3