Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Wiilka madaxweynaha Uganda oo u tartami doono xilka madaxtinnimo

Wiilka madaxweynaha Uganda oo u tartami doono xilka madaxtinnimo

Muhoozi Kainerugaba oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa shaaciyay inuu sanadka 2026-ka u tartami doono hoggaanka ugu sarreeya ee wadankaasi.
Waa markii ugu horreysay ee uu arrintan xaqiijiyo.
Aabihii ,Museveni ayaa Uganda madaxweyne ka ah 37 sano.
Qoraal uu Muhoozi Kainerugaba soo dhigay Twitter-ka ayuu ku sheegay in mar waliba laga sugayay inuu mowqifkiisa cadeeyo sidaasi awgeedna uu shaacinaya inuu saddex sano ka dib isku soo sharixi doono xilka madaxweynenimo ee Uganda.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments