DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo ku baaqay in aan laga qayb gelin dibadbaxyada mucaaradka

0
223

Guddoomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka sidoo kalena ka mid ah waxgaradka gobolka Waqooyi Bari Dubat Cali Camey ayaa dhallinyarada soomaaliyeed uga digay inay ka qayb qaataan dibadbaxyo isbeheysiga mucaaradka ee Azimio uu qorsheynaya inuu sameeyo 20-ka bishan.
Dubat ayaa hoosta ka xarriiqay in bulshada waqooyi bari aynan wax dani ah ugu jirin mudaaharaadka uu shaaciyay Raila Odinga.
Waxaa uu dhanka kale ku baaqay in siyaasiyiinta Azimio ay baarlamaanka iyo galayaasha hoose ee ismaamullada uga hadlaan waxyaabaha ay dowladda dhexe ka tabanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here