DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka iyo Raila oo loogu baaqay inay ka wada hadlaan qiimaha sarreeya ee maciishadda

0
306

Xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaaneedka Mavoko ee ismaamulka Machakos Patrick Makau ayaa ka hadlay qiimaha sarreeya ee maciishadda.
Waxaa uu ku boorriyay madaxweynaha dalka William Ruto iyo hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga inay ka wada hadlaan sare u kaca ku yimid qiimaha maciishadda.
Xildhibaanka deegaanka Mavoko ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalka inuu u yeero Raila Odinga si ay u wada hadlaan