Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Xoghayaha difaaca ee Ingiriiska oo baaq u diray Ruushka

Xoghayaha difaaca ee Ingiriiska oo baaq u diray Ruushka

Xoghayaha waaxda gaashaandhigga ee Ingiriiska Ben Wallace ayaa dowladda Ruushka ugu baaqay inay ilaaliso xeerarka caalamiga ee u degsan isticmaalka hawada sare.
Tani ayaa timid ka dib markii la soo tabiyay in diyaarad uunan duuliye wadin oo laga leeyahay Maraykanka ay ku burburtay badda madow.
Dhacdadan ayaa loo aaneeyay in diyaaradda ay soo rideen diyaaradaha dagaalka ee Ruushka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments