DHAGEYSO:Kulan ka dhacay Mombasa oo lagu taageeray go’aankii ay maxkamaddu ku ayiday guushii Keynaan

0
264

Waxaa magaalada Mombasa lagu qabtay kulan lagu taageerayay go’aan maalmo ka hor ka soo baxay maxkamadda dalka kaasoo lagu ayiday guushii xildhibaanka deegaanka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.