DHAGEYSO:Raila oo isku soo bax dadweyne ku qabtay Mombasa

0
222

Madaxa isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga iyo xubnaha isbeheysigan ayaa gobolka Xeebta gaar ahaan magaalada Mombasa ku qabtay isku soo bax dadweyne oo ay ku dhaliilayeen dowladda dhexe.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya