Wararka Kenya DHAGEYSO:75 arday oo ka qalinjabiyay machadka lagu barto luuqadaha ee Wajeer By star - March 7, 2023 0 192 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xaflad qalinjabin ah loo qabtay 75 arday oo dhameeyay machadka lagu barto luuqadaha ee Al-Furqaan oo ku yaalla magaalada Wajeer. Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/03/Mucaawiye-Wajeer-3.mp3