Aabo soomaaliyeed oo labada Kelyood ka xanuunsan ayaa umadda muslimiinta ka codsaday inay soo caawiyaan, si caafimaadkiisa wax loogu qabto.
Cabdiraxmaan Mucaawiye oo aabaha xanuunsan la kulmay, ayaa warbixintan ka diyaariyay
Si loo caawiyo waxaa lagala xiriir karaa nambarka ah 0713618988