DHAGEYSO:Shacabka Lagdera oo soo dhaweeyay go’aan maxkamadeed

0
395

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa ayaa soo dhaweeyay go’aankii ay dhawaan maxkamadda sare ee dalka ku amartay in mar kale deegaankaasi laga soo doorto xildhibaan maadaama ay qaladaad jireen xilligii codeynta ee bishii Siddeedaad ee sanadkii hore taasoo keentay in maxkamadda ay waxba kama jiraan ka soo qaado guushii mudanaha Lagdera Cabdiqaadir Xuseen Maxamad.
Shacabka Lagdera oo dareenkooda la wadaagay warbaahinta star ayaa yiri.