Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo codsatay qorshe lagu xirayo xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Kenya oo codsatay qorshe lagu xirayo xeryaha Dadaab iyo Kakuma

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiangi ayaa hay’adda UNHCR u qabtay muddo 14 cisho ah oo ay ku dejinayso qorshaha lagu xiraya xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma.
Wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya ayaa sheegtay in uunan jirin wax wada-hadal ah oo arrinkan ka furan.
Ha’yadda qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaan weli ka jawaabin dalabka dowladda Kenya ee ku aadan in la keeno qorsho lagu xirayo xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kaakuma.
Dowladaha Soomaaliya & Kenya ayaa waxaa xilligan ka dhaxeeya khilaafka badankiisa salka ku haaya dacwadda badda, taas oo keentay in dowladda Soomaaliya ay xiriirka diblumaasiyadeed u jarto Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments