Shaqaalaha Sri Lanka oo shaqo joojin billaabay

0
335

Shaqaalaha dalka Sri Lanka ayaa guda galay shaqo joojin ay dowladdu mamnuucday.
Howlwadeennada ayaa muujinaya sida ay uga xun yihiin qorsho ay dowladda Sri Lanka lacag amaah ah uga qaadanaysa sanduuqa caalamiga ee lacaga ee IMF.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhaqaale xumada ka jirto dalkaasi ay sababtay in la xiro isbitaallo, bangiyo iyo dekado.