Dowladda Ruushka ayaa dalalka reer galbeedka ku eedeysay inaynan muujin wax rabitaan ah oo la xiriira dadaallo nabadeed oo lagu xallinaya dagaalka ka taagan Ukraine.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo duullaanka militari ee soo billowday 24-kii bishii labaad ee sanadkii hore uu hadda ku dhowyahay hal sano.