DHAGEYSO:Shacabka magaalo ka tirsan Laikipa oo dibadbax dhigay

0
305

Dadweynaha ku nool magaalada Rumuruti ee ismaamulka Laikipia ayaa sameeyay dibadbax ay uga cabanayaan qaabka loo bixiyo lacagaha horumarinta deegaanka ee CDF.
Waxay hoosta ka xarriiqeen in qarashaadkan ardayda looga taageero dhanka tacliinta in la siiyo qoysas ladan oo awoodo inay carruurtooda ka bixiyaan lacagaha dugsiyada sare iyo jaamacadaha.