Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xadka Kenya iyo Soomaaliya oo labo bilood ka dib la furi doono

DHAGEYSO:Xadka Kenya iyo Soomaaliya oo labo bilood ka dib la furi doono

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki ayaa shaaciyay inuu jiro qorsho muddo labo bilood gudaheeda ah dib loogu furaya xuduudka waddamada dariska ee Kenya iyo Soomaaliya oo muddo xirnaa.
Warbixin ku saabsan socdaalka wasiirka arrimaha gudaha ee dalka uu ku tagay Mandera waxaa noo soo diray Cabdiqafaar Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments