Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Israa’iil oo duqeyn cirka ah ka gaysatay Qaza

Israa’iil oo duqeyn cirka ah ka gaysatay Qaza

Militariga Israa’iil ayaa lagu soo warramayaa inay duqeyn dhanka cirka ah ay ka gaysteen marinka Qaza ee dalka Falastiin.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo laga cabsi qabo inay sii kororto xiisadda halkaasi ka taagan.
Ciidamada difaaca ee Israa’iil ayaa laga soo xigtay in weerarrada lala eegtay xarumo lagu soo saaro gantaallada iyo hubka kale oo ay maamusho kooxda Xamaas.
Toddobaadkii hore ayay ahayd markii ay Israa’iil duqeysay magaalada Jenin ee daanta galbeed.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments