Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Iiraan

0
717

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay qarax laga soo tabiyay koonfurta bari ee dalka Iiraan.
Waxaa sidoo kale weerarkaas ku dhaawacmay saddex qof oo dheeraad ah.
Wakaaladda wararka ee IRNA oo soo xiganaysa bayaan ay soo saareen ciidamada kacaanka ayaa sidatan ku warramaysa.
Qaraxan oo ka dhacay meel u dhow xadka wadamada Iiraan iyo Pakistan ayaa lagu eedeyay koox argagixiso