Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka oo gaaray Qaahira

0
247

Xoghayaha waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta safar ku tagay caasimadda dalka Masar ee Qaahira.
Safarkan ayaa noqonaya midkii afaraad ee bariga dhexe.
Blinken ayuu qorshuhu yahay inuu berri iyo Talaadada uu socdaal ku tago magaalooyinka Jerusalem iyo Ramallah si isagoo matalaya Joe Biden uu u dejiyo xiisad halkaasi ka soo cusboonaatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here