Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka EU oo gargaar u ansixisay Ukraine

EU oo gargaar u ansixisay Ukraine

Wasiirrada dalalka ka tirsan Midowga Yurub ayaa ansixiyay in dowladda Ukraine la siiyo gargaar militari.
Gargaarkan ayaa ku kacaya ilaa 500 oo milyan oo lacagta Euro ah.
Go’aankan ayaa maanta ka soo baxay shir ay wasiirrada arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ay ku yeesheen magaalada Brussels ee dalka Belgium.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments