DHAGEYSO:Dadka sanadkan soo xajinaya oo baaq loo diray

0
338

Dadka doonaya inay sanadkan xajka aadaan ayaa loogu baaqay inay wakhti hore is diyaariyaan si uunan dib dhac ugu imaan.
Sheekh Yacquub Yuunis oo ka mid ah mas’uuliyiinta shirkadaha qaada dadka soo xajinaya ayaa baaqan diray.