DHAGEYSO:Khasaare xooggan oo ka dhashay dab xalay ka kacay suuqa Bakaaraha

0
315

Dabka Xooggan ayaa xalay ka kacay qayb ka mid ah Suuqa ganacsiga Soomaaliya ugu wayn ee Bakaaraha kaas oo gaystay khasaare kala duwan.
Dabka ayaa ku fiday qaybo hor leh oo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Waxaa uu dabka kacay xilli habeen ah oo dadka ay xireen goobahooda ganacsiga, iyadoona ugu dambeyn lagu guuleystay in la damiyo.